Qiyaamaha marka ilaahay la hor taaganyahay

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska ka la dilay kii dilay ayuu odhan doona qiyaamaha  marka  ilaahay la hor taaganyahay

Maxaad ii dishay kii dilay muxuu ku waa hahamag  uun

Waa la wada farxay nabad waarta mooday dad aymaqna oo isu hilowbay  noloshi aasagsi ayaa  dib bilaantay waxaa la furay goobihii ganasiga inta ka qayb qatay ee ku dhimata waatan si dadku hawl yar u dhimayo cadaabta ayaa lagu fogayna cid kasta dhaqaale kaga qayb qata oo lagu cadeeyo waa in maxkamad  la hor keeno ama tageerta waa

Talo soo jedin

1 dawladu doorkeeda ha qadato doorkani doorkii dawdu gacan xaggan ku qaban lahayd.

2 ragga  ku baaqay in laga qaybqato shrciga ha la horkeeno.

3.Danyarta urrada aan dawliga hayn in dadka guryaha lagu xareeyay in ay u naxaan iyo ganacsata.

Deeq Cabdi Digale ilaahay mahad dhan iska leh geed qabsadaan ina ina sii ama xadhig ay qabsadan kaas ah diinteenna macaan

 

 

Deeq Cabdi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker