Daawo: Falan-qaynta Ciyaarah ,Tababare Ciyaartoygu Ka Awood Badan Yihiin! PSG Oo Kulan Degdeg Ah Ugu Yeedhay

Jawiga kooxda PSG ayaa is beddelay waxaana iska cad in ay jirto Xiisad isasii taraysa oo u dhaxaysa tababare Tuchel iyo weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe, walina lama dareemayo in xiisaddu degayso.

 

Tababare Thomas Tuchel iyo Mbappe ayaa hadallo kulul isku weydaarsaday diilinta bannaanka garoonka Sabtidii xilli beddel lagu saaray Kylian, laakiin tababaraha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu isagu iska leeyahay go’aamada laacibiinta lasoo beddelayo iyo kuwa gelaya garoonka intaba.

21 jirkan ayaa ka cadhooday in lagu beddelay Mauro Icardi qaybtii dambe ee ciyaar ay 5-0 ku xasuuqeen Montpelier, waxaase guusha hadhaysay khilaafka tababaraha iyo Mbappe, kaas oo la rumaysan yahay in uu si adag uga soo horjeedo macallinkiisa, wax ixtiraam ahna aanu u haynin.

 

FALANQAYNTAAS OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker