Daawo: Dawlada Maraykanka oo Kuwait ka Iibinaysa Hannaanka Difaaca Gantaalaha ee Patriot
Daawo: Dawlada Maraykanka oo Kuwait ka Iibinaysa Hannaanka Difaaca Gantaalaha ee Patriot, Sidaasna waxaa Xaqiijisay Wasaaradaha Arimaha Debedda iyo Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka , Heshiiskan oo ku kacay 1.4 Billian Dollar ayaa Dalka Kuwait lagaga Iibin Doonaa 84 ka mida Hanaanka Difaaca Gantaalaha ee Patriot oo la Rabo inay Qabtaan Gantaalaha lagu soo weeraro Xarumaha Saliida ee Dalkaasi