Shirkadda Kaarshe Company oo Noqotay Hormuudka Ganacsi ee Somaliland iyo kan Geeska Africa
Hargaysa (OWN) Shirkadda Kaarshe Company oo Noqotay Hormuudka Ganacsi ee Geeska Africa..
Inkastoo La Raag-sado Loo maro Rafaad badan Taladii La Dhawraa maruunbay Rumawdaa …
Shirkadda Caanka ah ee Kaarshe waa shirkad U Tisqaaday si Cajiiba isla markaana noqotay mid La higsado ka dib markii ay Guulo isdabajooga kasoo hoysa Fagaarayaasha Tartanka Ganacsi ee Somaliland .
waliba Doorka la yaabka leh ee ay ka cayaarto Fagaarayaasha Ganacsi ee Somaliland .
waliba kuma ee ka oo qudha Dhanka Badeecadda ay Maanta ku Guulaysatay ee Timirta.
Waxaa kaloo ay Shirkadu dalka keentaa oo ay Hormood ka Hormuud ka tahay Badeecado Farabadan oo ay u iibgayso Meelo badan oo ku yaalla Geeska africa.
sida Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale iyo Guud ahaanba Gayiga ay soomaalidu degto ee Geeska afrcia.
Hadaba Shirkadan oo ah mid Ay Mayalka usoo hayeen Ruug cadaayo khibrad durugsan u leh Arimha ganacsiga muddo Lagu qiyaasi karo 40 Sanadoodoo ku beegan wakhtii SIDEETAMEEYADA 1980, S
Ayaa waxaa imika mayalka u haya Khabiirka da,da yar ee Dhaxlay waayo aragnimada waalikii
waaku ,waa maxamuud hassan ahmed (Kaarshe) oo Loo yaqaano maxamuud Hassna cadde . waa khabiir da,yar oo ah Mufakar . Taasina waata uu ku Noqday Hormoodka Ganacsi ee Somaliland .
haddaba Shirkadda Kaarshe Company kuma eeka oo qudha Dhanka Badeecadda Timirta ee waxaa kaloo Loo dabafadhiistaa dhanka Maryaha iyo waliba Sharaabada kala duwan . inaguna Haddii aynu Nahay Shacbi waynaha Reer Somaliland waxayn Boogaadinayanaa Guushaas uu ilaahay Gaadhsiiyay Muhandiska da,da yar ee Maxamuud Xasan ahmed kaarshe.
Halkan ka daawo Guusha Kaarshe Compnay
https://youtu.be/0RNv8b9WOy4
wa billaahi Tawfiiw
By Suxufi Sinyoore .