Daawo: Wararkii Ugu Dambeeya ee Suuqa Kala Iibsiga ee Ciyaartoyda , iyo Warwarka Naadiyadu ka Qabaan Dhamaad la,aanta Coronavirus
Daawo: Wararkii Ugu Dambeeya ee Suuqa Kala Iibsiga ee Ciyaartoyda , iyo Wararka Naadiyadu ka Qabaan Dhamaad la,aanta Coronavirus
Kooxaha horyaalka Premier League ayey soo waajahday xaalad cusub oo cabsi ah kaddib shirkii ay shalay yeesheen naadiyadu oo ay ku gorfeeyeen sida uu ku dhamaan karayo xili ciyaareedku iyo waqtiga ay suurtogalka tahay in dib u bilaabmaan ciyaaruhu.
Kooxaha ayaa walaac hor leh kusoo baxay intii uu socday shirkii maqal iyo muuqaalka ay ku galeen Jimcihii, taas oo la xidhiidhay in rajadii ay ka qabeen in xili ciyaareedku dhamaado ay gabaabsi soo noqonayso.