Kiisaska Cudurka Coronavirus Ee Laga Helay Jabuuti Oo Gaadhay 732

Dalka Jabuuti ayaa maanta xaqiijiyay 141 qof oo kale uu ku dhacay cudurka Corona, sida uu  xaqiijiyay xoghayaha wasaaradda caafimaadka Jabuuti, Saalax Banoyta Turaab.

Waxa jira walaac Ku adaan cudurkan tiirada guud ee dadka u haayo cudurkan corona ayaa hada ah 732 qof dalka djibouti iyada oo ay kisas cusub oo gobolada ah ay jiraan halka tiirada dhimashada ay wali tahay 2 qof dhanka kale waxa ka bogsaday cudurkan 3 qof tirada dadka caafimaday waa 76 qof guud ahan sida ay Wasaarada sheegtay.

Iyada oo ay magaalada bando saaran tahay 24 ayaa hadana su’asha dadka aay isweydiinayan ay tahay cudurkan oo aad u sii fafaaya maalinta kasta.

Iyado oo ay dowladu kordhisay waqtigan Bandowga wadanka iyada oo la gaarsiyay ilaa 28 bishan. Waxa dalka soo gala wali qaadka oo ka yimaada dalka Ethiopia waxa jira in meelaha qaar dadka aay isku soo uruuran waana sababta keeni karta iin cudurkan uu faafo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker