Hoobolkii Waynaa Ee Cumar Cabdule Shooli Oo Ku Geeryooday Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday hobolkii caanka ahaa Cumar Cabdulle Shooli.

 

Cumar Shooli ayaa  in muddo ah ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, wuxuuna sanado ka hor kasoo laabtay Qurbaha, isagoo muddo laba sano ah la noolaa caruurtiisa oo degan magaalada Muqdisho, waxaana geeridiisa xaqiijiyey wiilkiisa Axmed Cumar.

 

Shooli ayaa in muddo ah xanuunsanaa isaga oo ugu danbay galay koomo, isaga oo aan kaalmo ka hilin dawlada fadaraalka Soomaliya

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker