Daawo: Shirkii Wasiirrada Wadamada Xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta oo Bayaan ka soo Saaray Dirirta Libya
Shirkii Wasiirrada Wadamada Xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta oo Bayaanka soo Saaray Dirirta Libya, Shirkan oo Kasocday Xarunta Masar ee Qaahir isla markaana Maalmihii Talaadada iyo Arbacdii shalay lasoo Afmeeray ayaa ugu Dambayntii laga soo saaray Warmuriyeedka