Natiijadda Hor-dhaca Ah Ee Golaha Wakiiladda Gobolka Sool Oo Lagu Dhawaaqay.

Natiijadda Hor-dhaca Ah Ee Golaha Wakiiladda Gobolka Sool Oo Lagu Dhawaaqay.

1- Xisbiga KULMIYE 5 Xildhibaan
2- Xisbiga WADDANI 4
3- Xisbiga UCID 3

 

Magacyada Murrashaxiinta Xisbiyada Ku Guuleystay Gobolka Sool.

Waxaa soo baxaysa natiijo hordhac ah oo ay murashaxiinta xisbiyada kala duwan ee gobolka Sool ku kala guuleysteen.

Waxaa lagu tartamayey laba iyo toban xubnood (12) oo Golaha Deegaanka ah, waxay kala yihiin sidan:-

 

KULMIYE

1.Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon
2.Mukhtaar Ibraahim Xaashi
3.Saleebaan Maxamed Faarax
4.Mustafe Axmed Cabdilaahi
5.Axmed Xasan Cali Casoowe

UCID
1.Maxamuud Xayir Ducaale
2.Abokor Faarax Warsame
3.Axmed Jaamac Saalax Maxamed

WADDANI
1.Cabdirisaaq Khaliid Axmed
2.Axmed Muuse Jaamac Diiriye
3.Bile Cabdi Ducaale Samatar
4.Qaasim Aadan Saleebaan

 

Natiijadan, ayaa waxaa ku dhawaaqay guddiga doorashooyinka Somaliland, iyadoo natiijaduna marba marka ka danbeysa ay soo baxayaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker