Guddida heer qaran ee ka-hortagga COVID-19 Oo Soo Saaray Go’aamo cusub oo lagaga hor-tegayo cudurka Coronavirus
Guddida heer qaran ee ka-hortagga COVID-19 ayaa soo saaray go’aamo cusub oo lagaga hor-tegayo cudurka Coronavirus, halkan hoose ka dhagayso