Maamulka Puntland oo Xidhay Dhalinyaro Ku Labisatay Calanka Somaliland
Puntland ayaa caawa xabsiga Garoowe dhigtay dhowr dhallinyaro ah oo la sheegey in ay maanta ku lebbisteen calanka Somaliland, xilli ay ku beegnayd 18-ka Maay – Markii ay Somaliland ku dhawaaqday in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale.m