Madaxwaynaha Falastiin Oo Eedeeyay Yuhuuda Argagixiso iyo dambiyo dagaal
Mahmoud Cabaas, madaxweynaha Falastiin, ayaa Hanjabaad Culus Udiray Yuhuuda kuna eedeeyay Israa’iil in ay ” argagixiso iyo dambiyo dagaal” ka wado Gaza.
Hadal telefishanka laga sii daayay ayuu Cabaas ku sheegay in Falastiiniyiintu “ka waaban doonin inay baacsadaan kuwa dambiyada noocaas ah ka gala ayna la tagi doonan maxkamadaha caalamiga”.