Dhegayso: Ururka ONLF oo ka hadashay rabshado ka dhacay Magaalada Wardheer

Jabahadda ONLF ayaa war qoraal ah ka soo saartay banaanbaxyo rabshado watay oo maalmihii la soo dhaafayay ka dhacayay magaalada Wardheer ee gobolka Doolo ee dalka Ethiopia.

Banaanbaxyadaas ayaa intii ay socdeen waxay ciidamada boolisku ku xirxireen dad badan, qaar kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo.

Hadaba wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa arrintan ka wareystay Afhayeen ururka ONLF Cadaani Hirmooge.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker