Natiijadda Hor-dhaca Ee Golaha Deegaanka Ee Degmadda Burco

Natiijadda Hor-dhaca Ee Golaha Deegaanka Ee Degmadda Burco Ee Gobolka Togdheer Oo Hadda Lagu Dhawaaqay.

Waxa Saddexda Xisbi Qaranka U Kala Heleen Sidatan:–

1- Xisbiga WADDANI 5.
2- Xisbiga KULMIYE 4.
3- Xisbiga UCID 4.

Degmadda Burco Waa Degmo A-ya Golaheedda Deegaankuna Waa 13 Kursi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker