Daawo: Wararkii ugu Dambeeyay ee Xanuunka Coronavirus iyo Somalida ku Nool Dalka jarmalka
Daawo: Wararkii ugu Dambeeyay ee Xanuunka Coronavirus iyo Somalida ku Nool Dalka jarmalka, Waxaana Sharaxaad dheeri ah ka Bixinaya Xaalada Guud ee Dalkaasi , Muwaadin U dhashay Somaliland oo leh Aqoon Caafimaad . isla markaana Degan Gudaha Dalkaasi