Dhagayso: Warbixin ku Saabsan Sharciga buuqa dhaliyay ee dambiyada jinsiga

Hindise sharciyeedka danbiyada jinsiga ayaa ahaa mid dood weyn ka dhex dhaliyey baarlamanka Soomaaliya waxaana ay hoggaanka baarlamanku u arkeen inuu yahay mid meel ka dhac ku ah dhaqanka iyo diinta Islaamka.

 

Waxaa hadallo kul-kulul oo canbaareyn iyo diidmo ah kala hortegey sharcigan qaar ka mida xubnaha baarlamanka.

Haddaba muxuu yahay sharcigan? Baahi intee la eg ayaa xiligan loo qabaa? Maxaase ka jira eedaha loo soo jeediyey?     Halkan Hoose ka Dhegayso Barnaamijkaas oo dhamaystiran.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker