Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Ayaa Maanta Tacsi Ugu Tagay Xafiiska Ethopia Ee Magaaladda Hargaysa

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Qaranka Oo Tacsi Ugu Tagay Safaaradda Itoobiya Ku Leedahay Somaliland.

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta tacsi ugu tegay safaaradda Itoobiya ku leedahay Somaliland isagoo ka tacsiyadeeyey safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Somaliland oo ay wehelinayaan hawl-wadeenadiisu, waxaanu madaxweyne ku xigeenku saxeexay buugga tacsida ee la dhigay safaaraddaasi.

Waxaana ku simaha madaxweynaha Somaliland ku wehelinaayey tacsida agaasimeyaasha guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland iyo Barnaamijka shaqo qaran, Mudane Maxamed Cali bile iyo Mudane Maxamed Xuseen Cismaan (Muโ€™adinka).

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker