Dhegayso: Somalidii Xoolaha Nool u Dhoofin jirtay Dalka Imaaraarka Carabta oo Dib U Bilaabay

Waxaa dib u Bilowday Dhoofinta Xoolaha Nool ee laga Rarayo Dekedda Magaalada Boosaaso kuwaasi oo loo rarayo dekeddaha dalka Imaaraadka Carabta.

Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa muddo Shan Sano ka badan waxa ay hakad gelisay in xoolaha Somalida  ee Dalkeeda la Gaynjiy .

 

HADABA WARAYSI ARINTAAS KA HADLAYA OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker