Warbixin Kooban Buuralayda Golan Ee Dalka Suuriya
Dhulka buuralayda Golan uu yahay dhul Suuriya ay leedahay oo Israa’iil ay xoog iyo sharci darro ku heysato iyadoo la raacayo dhammaan go’aannada sharciyeed ee caalamiga ah .
Buuralayda Golan waa dhul ay leedahay Suuriya, waxaa ay Yuhuudu qabsadeen dagaalkii June 5, 1967, waxaana lagu qiyaasay 1,800 km².
Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump ayaa todobaadkan waxaa uu saxeexay lahaanshiyaha Yuhuuda Israel ee buuraleyda Golan.
Halkan hoose ka daawo warbixin kooban oo ku saabsan Buuralayda Golan.