Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doxa ee dalka Qadar ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Qadar Shiikh Khalid Bin Khalifa Al-Thani.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhiggiisa Qatar kala hadlay xoojinta xidhiidhka labada dal iyo kordhinta mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qadar ay ka fuliso Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker