Mucjiso: Dal Dayn lagu Lahaa Iskaga Bixiyay 75000 oo Neef oo Lo,ah

Dalka Chad ayaa Lo’ Tiradoodu gaadhayso 1000  Neef iskaga bixiyay dayn tiro badan oo uu ku lahaa dalka Angola, kadib markii ay iska bixin kari waayeen Muddo.

 

Daynta ayaa dhammayd $100 million waxaana lo’da loogu mag-dhabay laga dejiyay magaalada Luanda, iyadoo lagusoo Raray markab.

 

Labada dal ayaa ku Heshiiyay in Angola ay hesho 75,000 oo neef oo Lo’ ah tobanka sanno ee soo socda, waxaana ay taasi a dhigantahay in Angola iyo Chad ay isla garteen in neefkii lo’ ahba qiimihiisu yahay $1,333.

 

Arintan oo  Dhif iyo Naadir ah ayaa soo jiidatay indhaha bulshada caalamka iyadoo si wayn looga hadal hayay baraha ay bulshadu kuwada xidhiidho.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker