Waddani isagaa badiyay

Waddani isagaa badiyay

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib qaarbaa soo qoray

WADDANI . miyaa laga badiyay maxaad ku jawaabilahayd

Kordhiye . saaxiib waxaan ku jawaabi laa labadii dumarka ahaa

Ee isku qabsaday inanka ee mid waliba tidhi anaa dhalay waxay

Kala baxeen markii la yidhi waa laydiin kala jarayaa

Ee tii runta udhashay ay tidhi iyada siiya.

Taa macnaheedu waxa weeye xisbiga dalka udamqana yaa inuu

Yahay WADDANI waana markii labaad ee uu xaqiisa ka tanaasulo

Magacan wuu uqalmaa marraa waaxid.

Waxaanu leenay hanbalyo guulayso ALLA  haku garab galo

Guuleed liibaan . snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker