Daawo:- Film 10 Sano Ka Hor Lagu Saadaaliyay Caabuqa Corona-virus Oo Dunida Qabsaday
Hargeysa(OWN)Tan iyo markii uu soo shaac baxay caabuqa Corona ayaa waxaa si weyn ay sare ugu kacday daawashada filim la sameeyay 2011, kaasoo ka hadlaya cudur aan la aqoon oo ka soo bilowday Shiinaha.
Halkan Hoose Ka Daawo
https://youtu.be/4vZJdivpJ50