Yusuf Garaad Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Qabanqaabada Caleema Saarka Qoorqoor

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibbada Yuusuf Garaad Cumar ayaa loo magacaabay inuu Guddoomiye ka noqdo guddiga qaban-qaabada Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Galmudug.

 

Wareegto ka soo baxday Madaxweyne Qoor-qoor ayaa lagu magacaabay guddigan oo ka kooban 12 xubnood oo 11 ka mid ah yihiin rag,

 

ku waasoo howlahooda ay ka mid yihiin Asteeynta waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo xafladda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka iyo dejinta qorshaha guud ee caleema saarka.

Halkan hoose ka aqriso wareegtada lagu magacaabay guddigan;

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker