Arsenal Oo Ciyaaryahanka Willian Kala Soo Wareegtay Chelsea

Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddigii hore ee kooxda chelsea ee Willian kaas oo qalinka ku duugay heshiis 3 sano ah.

Imaatinka Xiddiga 32 jirkan ayaa lagu xaqiijiyay Twitter-ka isaga oo qalinka ku duugay heshiis 3 sano ah isaga oo kooxda u xidhan doona Lambarka No.12.

Willian ayaa noqday saxiixii ugu horeeyay ee kooxda Arsenal ee suuqa xagaagan isaga oo kooxdiisa cusub todobaadka dambe kula biiri doona isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

โ€œAad ayaan ugu faraxsanahay in aan noqday Xiddig Arsenal ah, ma sugi karo in aan bilaabo tababarka lana kulmo xiddigaha aan isku kooxda ahayโ€ayuu Willian yidhi.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker