Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa Ku dhawaaqay inay Bari Ciid Tahay
Wasiirka Diinta iyo Awqaafata Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay Bari Tahay Maalin Ciida
Waxa uu sheegay Wasiir Albaani in Bilashada Bisha Shuwaal laga Arkay Gobolada Salaal iyo Gabiley.