Daawo : Maxaad kala Socotaa Madaxwaynaha Cusub ee Dalka Tunenia, Iyo Sida La yaabka leh ee uu U Guulaystay

 

Daawo : Maxaad kala Socotaa Madaxwaynaha Cusub ee Dalka Tunenia, Walina waxaa shaaricyada ka Socda Dabaal degyo aan kala joogsi lahayn oo ay dhigayaan Taageeraaasga Madaxwaynaha Cusub, Ninkan Guulaystay oo ahaa Macin Jaamacadeed ayaa helay codad la yaableh oo aan hore Loogu kala Guulaysan Marka La eego Taariikhda Dalkan Tuunisiya , Hadaba nin kan oo lagu Magacaabo Pro  Kais Saied Ayaa Ballan qaaday inuu dalka ka saari doono Dhibaatooyinka dhanka dhaqaalaha ah , isla markaana uu awooda saari doono sidii uu wax uga qaban lahaa dhaqaala xumada wadankaas hadhaysay.

https://youtu.be/Rvor8oHc844

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker