Daawo: Rio Ferdinand oo Sheegay Xiddiga ku habboon in la Guddoonsiiyo Abaalmarinta Premier League

Waxaaa Jira Ciyaartooy Badhan Oo Loo Saadaalinayo Inay U Tartamaan Laacibka Ugu Wanaagsan Sannadka ee Horyaalka Primiere leeague-ga Ingiriiska .

 

Balse waxaa Ra,yigiisa Cabirtay Laacibka  Ferdinand waxa uu sheegay in isaga shaqsiyan uu xiddiga ugu fiican sannadka uu siin lahaa ciyaartoy aan ahayn difaaca Liverpool ee Virgil van Dijk oo ugu horreeya liiska tartameyaasha sabab la xidhiidha bandhiggiisa wanaagsan iyo saamaynta weyn ee uu ku yeeshay Liverpool oo uu ku hoggaaminayo inay ku guuleysato horyaalk markii ugu horreysay muddo soddon sannadood ah.

 

Liverpool oo 22 dhibcood ku haysa hoggaanka horyaalka Premier League, lix ciyaarood kaddibna ku guuleysan doonta koobka haddii ay sii waddo badiska xidhiidhka ah, amaba way kasoo yaraan kartaa haddii laga badiyo Manchester City iyo Leicester City oo kaalmaha saddexaad iyo labaad ku kala jira.

 

FALAN-QAYNTAAS OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO :RKAAS .

 

https://youtu.be/MLN9-zCGxaQ

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker