Akhri: Guddiga doorashada madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqey

Dhuusomareeb (OWN) – Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug.

Xubnaha Guddigaan ayaa ka kooban 13 Xubnood oo ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug, kuwaasinoo soo diyaarin doona hanaanka doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker