Daawo: Shaqo Ka Joojin Lagu Sameeyay Isu-duwaha Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobolka Gabilay.(Akhriso)

Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamed CIsmaan Xaaji Ahmed ayaa Maanta Shaqadii Ka joojiyey Isuduwihi wasaarada Halwaha guud iyo Guriyanta mud. Cabdi Cali Cilmi ee gobolka Gabiley

Shaqo Ka joojintani ayaa timid kadib markii uu shalay Isuduwuhu Ka jaawabay cabasho Ka Timi Gudida ganacstada iyo bulshada Wajaale.

 

HADABA WARQADAAS SHAQADA LAGAGA  JOOJIYAY EE KA KASOO BAXDAY XAFIISKA BADHASAABKA GOBOLKA GABIILAY HALKAN HOOSE KA AKHRISO:

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker