Cabdillaahi Geeljire Oo Madaxweynaha Ku Eedeeyay In Aanu Dhex U Ahayn Bulshada

Siyaasi Cabdilaahi Geel jire, ayaa Madaxweyne Biixi ku eedeeyey in aanu bulshada dhex u ahayn ee uu dhinac yahay,isla markaana aanu dhaadanay inuu bulshada dhex yahaya, waxaanay sheegay inay ahayd inuu bulshada isku jiido oo isku soo dhaweeyo.

 

Siyaasi Cabdilaahi Geel Jira ayaa haddalkiisu u dhignaa sidan “ Madaxweyne ayaa meesha jooga oo isagu weli u dhaqmaya inuu dhinac yahay , haddii ay beel tahay beel-nimo ayuu ugu jawaabayaa , haddii ay Xisbi tahay qof nimo ayuu ugu jawaabayaa , haddii ay dumartahay wuu u jawaabayaa isagii keligii ayuu shaqaynayaa ninkii Madaxweynihii ay ahayd inuu ummada isku jiido oo sifo shaqsi ah ayaad moodaa inuu u dareen-san-yahay xilka, ahayd inuu qofka inoo dhaxeeya ee ina hoggaaminaya ee inoo tanaasulaya ee inoo odayga ah uu noqdo ayuu ahaa  .”

 

Image result for geeljire

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker