Ninkii duurka galay isagoo 20 jir ah iyo sababtii uu dunida uga sii jeestay

Sanadkii 1986-kii, Christopher Knight , oo 20 sano jir ahaa ayaa u jiheystay dhinaca keymaha ku yaalla miyiga gobolka Maine ee dalka Mareykanka.

Wuxuu meel cidlo ah uga dhaqaaqay gaarigii uu ku safrayay, isagoo ka qaatay xoogaa cunto ah iyo qalabka kale ee aasaasiga ah.

Ka dib wuxuu lug ku aaday keyntii u muuqatay. Ninkan dib uma uusan soo laabanin muddo 27 sano ah.

Markii uu in muddo ah ku dhex lunsanaa duurka, Knight wuxuu ugu dambeyn helay meel markii dambe u noqotay hoygiisa.

 

Halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker