“In Uu Marlabaad dib u Ashahaato Badhasaabka Gobolka Awdal Waan Ku Faraxsanahay ….”

“In Uu Marlabaad dib u Ashahaato Badhasaabka Gobolka Awdal Waan Ku Faraxsanahay, Hadii Alshabaab Cid Lagu Sheegayana Badhasaabka Tolkii Ayaa Alshabaab ah. Mana Ihi Qof Masaajid Laga Eryo ?Masaajidkastana Waan ka Hadlaaa Culimada Magaladuna Way Ogtahay. Xoolo Dadna Ma Cunin Mana Haysto. Alshabaab Nimaduna Ciyaar Maahee Waa Dadkaas Dhiiga Daadinayee Halkuu ka Keenay Ha Cadeeyo ” Sheikh Hassan Deheeye

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker