Boliiska Ceerigaabo Oo Xidhay Weriyihii Telefishanka Eryal TV Ee Magaalada Ceerigaabo

 

 

Hargeysa (OWN) gelinkii hore ee maanta ayaa boliiska Ceerigaabo waxay xidheen Weriyaha Telefishanka ERYAL TV uga soo warrama magaalada Ceerigaabo C/raxmaan Maxamed Xiddig.

 

Weriyahan ayaa saaka looga yeedhay Xarunta Denbi-baadhista (C.I.D-da) halkaasoo kolkii uu tegeyna boliisku kuxidheen Saldhigga dhexe boliiska magaalada Ceerigabo, waxana sida lasheegayo weriyahan loo xidhay war uu kubaahiyey bartiisa Facebook kaasoo uu dhibsaday Maareeye-kuxigeenka Madbacadda Qaranka Somaliland  Maxamed C/raxmaan Liibaan.

 

 

Oodweynenews.com/Hargeysa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker