Daawo: Falanqaynta Ciyaaraha , iyo Heshiiska Lionel Messi iyo Man City
Daawo: Falanqaynta Ciyaaraha , iyo Heshiiska Lionel Messi iyo Man City, Laacinka Dunida Loogu Jecel yahay ee Lionel Messi oo Muddo dheer u Ciyaari Jiray Kooxda Barcelona ayaa Heshiis Dhamaystiran la Galay Naadiga Manchester City