Badhasaabka SOOL oo ka hadlay Taallada Daraawiishta oo laga Taagayo magaalada Laascaanood
Laascaanood (OWN)- Badhasaabka Gobolka SOOL Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiikiisa magaalada Laascaabood, ayaa faahfaahiyey qorshe xukuumaddu ku hawlan tahay oo magaalada Laascaanood lagaga taagayo taallada Daraawiishta oo taariikh fac-weyn ku leh Somaliland.
Muuqaalkan ka daawo warkan oo faahfaahsan
https://www.youtube.com/watch?v=iw9r4Rf-a7M