Daawo: Muxaadaro ka hadlaysa Taariikhda Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil – Qaybta 1aad
Akhristeyaasha ku xidhan OodweyneNews.com iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 1aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka taas oo ah Cahdigii Boqortooyadii Tataarka ama Mongols-ka iyo dhibaatadii ay u geysteen Dunida, gaar ahaan Islaamka.
https://youtu.be/WTKpgEU2fIc