Garyaqaanada Intisaar Cali Fidhin Oo Ugu Baaqday Shacabka Somalida Maraykana Inay iska Ilaaliyaan Tuugta Xiliga Cashuuraha Dadka Dhaca

Xiliga cashuurta waxaa bata tuugta(scams) waxaanan ugu baaqayaa in layska  jiro, weliba dadka waaweyn ee waayelka ah buu dhibkani aad u soo gadhaa.

 

Hadaba halkan hoose ka daawo   Garyaqaanada Intisaar Cali Fidhin  oo faahfaahin ka bixinaysa

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker