Laba Caruur ah oo Mataano ah oo Wadnuhu Dalloolo Oo Cadsi U Diray Bulshada Somalida

Caruurtan Wadnuhu daloolo Dalka Gudihiisa ayaa Wax laga Qaban kari Waayey, Ilaa Hada Lacagta aan u uruurinay waa 10,,000$.
Waxaa laga Rabaa Lacag 30,000, Dhakhtarka ugu Yar oo ah hindiya.

Fadlan Caruurtan Nafoohada Badbaadi oo Wixii aad awoodo Udir, Hadaanad Waxba Awoodina Fadlan Nagala Qab qaado Faafinta Caruurtan si ay u Gaadho dadka Qaybta Weyn ka Qaadan kara Ubadkab Caaimaadkooda

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker