Sheekh Aadan Siiro oo Xalad Caafimaad oo Adag U Yaala Cisibtaal Hindiya ah

Ehelada Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud ( Aadan Siiro ) ayaa Beeniyaay War Baraha Bulshada Lagu baabhiyaay oo ku saabsan inuu Geeriyooday Sheekhu

Waxanay Ehelada Sheekhu Sheegen inay Xalad Adag uu ku jiro Sheekhu ee aanu Dhiman waxanay Xuseen Inuu Ku Jiro Qaybta ICU-ga Cisbtaal Ku yaala Dalka Hindiya oo loo Qaaday

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker