Mucjiso: Saddex Dhul Gariir Oo Ka Dhacay Dalka Filibiin Saacad Gudaheed
Saddex dhul Gariir oo saacad gudaheed ka dhacay dalka Filibiin sida ay qortay Warbaahinta EMCS
Dhul gariirka koowaad ayaa dhacay Markii Saacada geeska afrika ay ahayd 05:17 Aroornimo isaga oo Cabirkiisu ahaa 6,8, gigilayna dhul dhan 49 KM oo isku soo wareeg ah
Soddon daqiiqo kadib ayuu ku dhuftay dhul gariir kale isla goobta oo lagu magacaabo Mindanao isagoo cabirkiisu ahaa 5ย Sant Grade isla markaana gigilayna Dhuldhanย ย 10 KM oo iskuย warteeg ah, isla mid la mid ah ayaa Saacada Geeska Africa markay Ahayd 6: Subaxnimo Waa Dhulgariirkii Sadeexad oo ay isku cabir ahaayeen kii labaad. Isla markaana Arin Mucjiso ah .
Ilaa hadda lama sheegin khasaaraha ka dhashay dhulgariiradan. balse waxaa laga War sugayaa Saacadaha Soo Socda