Afar Qof Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Ku Dhacay Bariga Magaalada Hargeysa.

Ciidanka Dabdemiska caasimada Hargeysa ayaa ka hawlgalay shil baabuur oo ka dhacay degmada Axmed Macalin Haaruun ee bariga magaalada Hargeysa.
Afar qof ayaa dhaawacyo fudud ka soo gaadheen shilkaas, waxaana ciidanku dhaawacii gaadhsiiyay cisbitaalka weyn ee Hargeysa. Gaadiidka isku dhacay ayaa ahaa Suzuki iyo Verrosa
Ciidanka Booliska gaar ahaa kuwa Nabdgelyada waddooyinka ayaa iyaguna dhankooda hawshaa ka qayb qaatay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker