Daawo:-Xisbiga UCID Oo Shaaciyay Cida Kootada Loogu Xidhayo Korontada Dalka Iyo Sida Oo Kale Xaaladda Gobolka Awdal.
Hargaysa-(OWN)-Cabdinasir Buuni gudoomiye ku xigeenka xisbiga UCID oo warbaahinta la Hadley ayaa waxaa uu carabka ku dhuftey wiil uu sheegay in la doonaayo in kooto loogu xidho korontada Somaliland, isla markaana isaga oo ka faa,ideysana awoodo gaar ah uu heshiiyo la soo galay shirkado gaar ah ………….Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan