Dhegayso: Xisbigi Xaakimka Dalka Kenya oo Laba u kala Jabay
Xisbi Xaakimka Ka Taliya Dalka Kenya ayaa Labada u kala Jabay Labdan Garabna Waxaa kala Hogaaminaya Madaxwaynaha Dalkaasi Uhuru Kenya iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Dalkaasi Willian Rutto
Balse Kala Jabkan Waxaa Jira in Xisbiga Mucaaradka ugu Wayn ee uu Hogaamiyo Raila Odenga ayaa Gacan saar la leh Garabka Madaxwayne Uhuru
Hadaba isbadallada siyaasadeed ee dalka Kenya iyo doorka Soomaalida waxa Warbaahintu Waxka Waydiisay Haashim Maxamuud Aw-Baraar oo ah wariye ka faallooda arrimaha siyaasadda ee dalka Kenya.