Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Si-ba’an U Weeraray Madaxwayne Biixi.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Eng Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah.

 

Dhacdada Ceelafweyn ee Soo Jiitantay Dusha Waxay ka saaran tahay Xukuumadda Somaliland ee Kulmiye Waxayna ka markhaati kacaysaa Hogaan Xumada Jirta, Dalku wuu Sii socdaa Waanu Furfurmayaa”

Hadii aad dowlad shaqaynaysa tahay waa in aad awood dowladeed ku joojisaa colaada soo noqnoqotay oo cida kamasuulka ah lala xisaabtama. Toorayda ayaa dadka lagaga ururin jiray maantana tikniko in la ogalaado oo dowladu ku daawato waa mushkilad..

Dib U Dhaca Ku Yimaada Dooroshooyinka Ee Xukummado Ka Cago Jiidays Musuuliyadeedu Waxay Saarantay Xukuumada, Waddani Ayaa Diiday Oo Yidhi Komishinka Hala Kala Diro Marmarsiiyo Kuu Noqon Mayso……..

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker