1 Euro Oo Guri Aad Kaga iibsan Karto Dalka Talyaaniga
Guryo ku yaala magaalada Sicily ee dalka talyaaniga ayaa lasiinayaa gurigiiba 1 Euro kadib markii dadkii deegaankaasi ay u guureen magaalooyinka waaweyn ee dalkaas, halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.