Ardayda Dugsiga sare ee Salaama ayaa Mudaharaad ka Sameeyey Xarunta Dugsigaasi.

Ardayda Dugsiga sare ee Salaama ayaa Mudaharaad ka Sameeyey Xarunta Dugsigaasi ee magaalada Hargeysa.

Ardayda dugsiga sare ee Salaama, ayaa ah Iskuulkii 2aad ee  gadood sameeyay, toddobaad kaddib markii ardayda dugsiga Nuuradiin ee Hargeysa ay iyana sameeyeen gadood kan lamid ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker