Milatariga Israa’iil oo sheegay in ay dileen Rafat Abu Hilaal,

Milatariga ee Israa’iil ayaa sheegay in ay dileen Rafat Abu Hilaal, oo ahaa madaxa garabka milatariga ee koox ka Marinka Qasa.

Kooxda ninkaan uu ka tirsanyahay waa koox saddexaad oo iyaguna hubaysan oo ka jira Marinka Qasa, marka laga yimaado Xamaas iyo Islaamig Jihaad.

Israa’iil milatarigeedu waxay sheegeen in duqeynta ay ka fuliyeen magaalada Rafah ee koonfurta Gaza, kadib markii ay heleen xog sirdoon

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker