Daawo: Xildhibaanada Golaha Guurtida oo Loogu Baaqay Kulan Deg deg ah
Daawo: Xildhibaanada Golaha Guurtida oo Loogu Baaqay Kulan Deg deg ah, Baaqaasi ooo kasoo baxay Xoghaya guud ee Golahaasย Abdinaasir Beegsi ayaa sheegay inay muhiimtay inay Soo xaadiraan dhamaanย Xildhibaanada Golaha Guurtidu Ay berri oo Axad ah isugu yimaadaan Xarunta Golahaasi
https://youtu.be/zxW8ioA-Suc