Daawo:- Dab Xoogan oo Xalay Qabsaday Goobo Ganacsi oo Ku Yaalla Magaalada BURCO Iyo Khasaaraha uu Gaystay.
Burco-(OWN)-Dab Xoogan ayaa Xalay waxa uu qabsaday goobo ganacsi oo ku yaala magaalada Burco Gaar ahaan Xaafadda Xamarta, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka